Daily Archives: 7:49 pm

Xisbiga KULMIYE oo ka War-bixiyey Shil Baabuur ku yimi Weftiga Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Togdheer

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo beryahanba socdaal shaqo ku jooga Gobolka Togdheer ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta kormeer shaqo ugu… Read more »

Xafiiskii Magaalada Nasiye Ee Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE albaabada u laabeen

masuuliyiintii ku sugnaydna Jeelka Ayaa Loo Taxaabay. Xisbiyada Qaranku sharci ayay ku dhisan yihiin, sida KULMIYE xaqa ugu leeyahay inuu goob kasta iyo Gobol kasta xafiisyo ka furto ayay WADDANI… Read more »

GO’AAN KA GAADH DALKAAGA.

HOGGAAMIYE NOOCEE AH AYAA KU HABBOON SOMALILAND-TA MAANTA? QAYBTII 1AAD. Cilmiga siyaasaddu guud ahaan hoggaamiyayaasha adduunka soo mara saddex kudladood ayuu u kala saaraa in ay ka kooban yihiin. Inkasta… Read more »

“Madaxda Hay’adda ILO Waxaanu farta ugu fiiqnay Inay Naga Taageeraan shaqo Abuurka da’yarta” Maxamuud Xaashi 

Waxay  Ka Mid Ah Caqabahada Ugu Adag ee Qarankan Haysta. Maanta waxa anniga iyo wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka qorshaynta iyo wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshadu aannu xafiiskayga ku qaabilnay saraakiil… Read more »

Dalalka Carabta ee Saaxiibada Qarsoon la ah Israa’iil

Wargeyska baaca dheer ee ka soo baxa wadanka Maraykanka ee lagu magacaabo New York Times ayaa maalintii jimcaha ahayd ee 14 Jully 2017-ka waxa u daabacay warbixin uu u ugu magac daray…… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.