Daily Archives: 2:58 pm

Xisbiga WADDANI oo Barakacayaasha Duleedka Salaxlay Gaadhsiiyey Deeq Iskugu Jirta Geel Qalniin ah iyo Booyado Biyo ah

Salaxley(Waaheen):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan saraakiil sare sare oo ka tirsan Xisbigaasi, ayaa deeq iskugu jirta biyo iyo weli ba laba neef… Read more »

Hal qof ayaa wax badala !

Raimundo wuxuu ahaa 77 jir kunool jidadka iyo darbiyada magaalada Sãu paulo ee dalka Brazil kadib markii uu ku guul dareystay inuu helo baro uu dago, gabbaadna uga noqota qabowga… Read more »

Yuhuuda iyo argagixisada

Waddamada reer galbeedka oo u badan kiristaan waxa qaraxyo ku naafeeyey muslimiin xagjir ah kuwaas oo markii hore dalalkaasi soo dhoweeyeen oo ugu deeqeen nolol dhinac walba ka dheeli tiran… Read more »

Akhri: Qodobada Xeerka Saxaafadda Somaliya Oo ay Baarlamaanka Somaliya

Waxaa diyaariyey: WasaaraddaWarfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Juun 2017 Qodobka 1aad Eray-bixin Haddii aan si kale loogu qeexin sharci kale, erayada soo socda wuxuu mid waliba yeelanayaa fasiraadda ku hor qoran:… Read more »

Madaxweyne  Siilaanyo Oo Dalka Ku Soo Laabtay  Iyo Shacbiga Caasimadda Oo  Soo dhaweeyey

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa saaka dib ugu soo laabtay dalka iyadoo si balaadhan loogu soo… Read more »

Hirdanka XIsbiyada Wadani iyo Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Cirka Isku Shareeray

Hirdanka XIsbiyada Wadani iyo Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Cirka Isku Shareeray iyo  Xaflado Lagag Joojiyey Xisbiga Wadani + Guri Xisbiga Wadani Kiraystay Oo Ciidanku Haystaaan faalo wariye mukhtaar nuux… Read more »

Darbigii Kenya ay xuduuda ka dhiseysay oo Somalia soo galay iyo guryo badan oo ay burburisay

Beledxaawo (Waaheen) – Wararka naga soo gaaraya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay dhismaha darbigii ay ka waddaay xuduuda si toos ah iminka usoo gelisay… Read more »

Kenya: Al shabaan oo Dad ka afduubtay Deegaanka Lamu

Kenya(Waaheen)-Koox hubeysan oo loo maleynayo Al-Shabab ayaa lagu soo warramayaa inay deegaanka Lamu ee dalka Kenya ku afduubteen dad Kenyan ah oo baabuur saarnaa. Warbaahinta Kenya ayaa tabinaysa in dadka… Read more »

Israa’iil oo Diiday in Salaadi Jimcaha lagu Tukado Masjidka Barakaysan ee AL AQSA

Qudus (Waaheen) Booliiska Israa’iil ayaa dilay saddex nin oo rasaas ku furay askar ku sugnayd magaaladaa Qudus. Booliiska ayaa sheegay in ay dhaawacmeen saddex askari oo booliis ah, labo ka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.