Daily Archives: 7:01 am

Xukuumadda Somaliland oo xayirtay shan Website oo ay ku Eedaysay inay faafiyeen Dacaayado sababi kara Amni daro iyo Dagaal Beeleedyo

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo ogolaatay inay xayirto Website-yadan, Amartay shirkaddaha Isgaadhsiinta Inay Hawada ka saaraan. Hargeysa(Waaheen) xukuumadda Somaliland ayaa Hawadaka saartay shan Website,  oo uu xafiiska Baadhista Danbiyadda Somaliland ku… Read more »

SONSAF oo Canabaaraysay Kulmiye iyo Wadani

KULMIYE iyo WADDANI waxay si cad oo aan gabbasho lahayn ugu xad-gudbeen una jebiyeen Xeerka Hab-dhaqanka Xisbiyada Siyaasadda ee wakhtiga Kaadh-qaybinta Hargeysa(Waaheen) Kulan ay isugu yimaadeen, Madasha Ururada Bulshada Rayidka… Read more »

Faysal Cali Waraabe oo Madaxwaynaha  Jabuuti ugu baaqay inay dhex u noqdo Somaliland iyo Somaliya

Reer Somaliland Xorriyaddii Jabuuti-na iyagaa kow ka ahaa, imikana colaada Eratariya iyagaa wax ka tar kara Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweynaha dalka Jabuuti ugu baaqay in… Read more »

Xisbiga Waddani Oo Kalsoonidii Kala Noqoday Komishanka Doorashooyinka Gabiley

“ Muraaqibkii Xisbiga Waddani Inta La Dhirbaaxay Ayaa Dibada Looga Saaray” Madaxa Ololaha Heer Qaran ee Xisbiga Waddani, Xamse Khayre  Gabiley(Waaheen) – Madaxa ololaha heer qaran ee xisbiga Waddani, Xamse Khayre ayaa… Read more »

Wasiiru  dawlaha Amniga oo dadweynaha ugu baaqay kaadhka Coddaynta inay qaataan

  Hargaysa(Waaheen ) – Wasiiru Dawlaha Amniga   Maxamed Muuse Diiriye  Ayaa  shalay  kormeer kusoo maray   goobaha ay   ka  socoto  kaadh  qaadashadu ee degmooyinka kala duwan ee caasimada… Read more »

Madaxwayne ku-xigeenka JSL oo Kormeer ku soo maray Kaadh-qaybinta ka socota Degmooyinka Gabilay

Hargeysa(Waaheen) Ujeedada kormeerka Madaxwayne ku-xigeenka ayaa waxay daarnayd inuu u kuurgalo isla markaana uu xogogaal u noqdo qaabka ay Gobolka Gabiley uga socdaan hawlaha qaybinta kaadhka doorashooyinka iyo arrimaha u … Read more »

Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ku soo guryo noqon lahaa oo Dib u dhacay

Dubai(Waaheen) waxa manta la filayey inuu dalka ku soo laabto Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, hase yeeshee waxa la filayaa in uu imaanshihii Madaxweyne dib u dhacay. Xukuumadda… Read more »

Yaa yidhi qofka madoobi wuu fool xun yahay?

Quruxdu waa walax la isku raacsan yahay in ay jirto, balse aan la isku waafaqsanayn waxa ay tahay iyo sida ay tahay midna, wax qeexitaan ahna aan lahayn! Ma laha… Read more »

QARAN IYO QABYAALADI ISMA QAADAN KARAAN

markasta  oo  ay doorasho  soo  dhawaato qabyaaladuna  sare ayay u kacdaa Bulshaduna  way kala fogaataa, qaska iyo jaah-wareerkuna wuu bataa, sababtuna  waxa weeyaan dadka reer S/land oo aan wali u … Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.