----
27.7 C
New York
Monday, Juun 25, 2018

Daily Archives: Julaay 12, 2017

Weftigii Musharax Cirro oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Degmada Sabo-wanaag

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminaayo oo muddooyinkii dambe socdaal la xidhiidha wacyi-gelinta diiwaan-gelinta ku joogay gobalka Togdheer, ayaa...

Maraykanka iyo Qadar oo ka hortagaya maalgelinta argagixisada

Wadamada Qadar iyo Mareykanka ayaa wada gaaray heshiis ay dadaal ugu gelayaan sidiii loola dagaalami lahaa maalgelinta argagixisada. Hishiiskan waxa magaaladda Dooxa ku saxiixay Xoghayaha...

Milatariga Shiinaha oo Jabuuti ku sii jeeda

Maraakiib wada ciidammo Shiinays ah ayaa u dhaqaaqay dhanka dalka Jabuuti oo uu ku yaallo saldhigii milatari ee u horeeyay ee ay ku yeehsaan...

Shacabka Degmada Qorulugud Mawjado soo Dhaweyn ah ku Qaabilay Weftiga Guddoomiye Muuse Biixi

Qorulugud (Waaheen) - Shacabweynaha ku dhaqan degmada Qorulugud ee gobolka Buuhoodle, ayaa taageero aan loo kala hadhin ku qaabilay maanta wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha...

Daawo: Khudbad u Gudoomiye Muuse Biixi u jeediyey reer Qorilugud

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=jti6K8LMLeE]

Gudoomiyaha Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO oo Dhalinyarada Iyo Shacabka Usoo Jeediyay Fariimo...

Hargaysa(Waaheen) Gudoomiyaha Hayada Dhalinyarada ee Heer Qaran ee Sonyo Cabdicasiis Siciid Saalax oo manta Shir jaraaid ku qabtay xafiiska ay daladaasi ku leedahay Magaalada...

Xirsi : Cirro Qosol Ku Doorta?  

Xirsi wuxu marayaa Cirro wuu qoslaa ku doorta. Akhlaaqda iyo qosolkuna waa laba kala duwan. Qosolka amaan ba ma lah. Qofka qosolka badani waaba...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS