Daily Archives: 6:31 pm

Togdheer: Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiyada Somaliland Oo ku Dhawaacmay  Shil Gaadhi

Burco (Waaheen):- War deg deg ah oo haa soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada Ilaysnews.com waxaa uu sheegaya in Khasaare dhaawac fudud ah uu dhashey ka dib markii ay… Read more »

Shacabka Reer Durruqsi oo Si Ballaadhan Usoo Dhaweeyey Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo

Durruqsi:(Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)-Shacabweynaha ku dhaqan degmada Durruqsi ee gobolka Togdheer, ayaa soo dhaweyn ballaadhan maanta ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal la xidhiidha… Read more »

WAYDIIN IYO WAR-CELIN: MAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN QARAN IYO JAMHUURIYAD.

Inta badan dhallinyarada cilmiga siyaasadda barata oo aan bah ku nahay cilmigan, inkasta oo waayadii danbe aan cilmi baadhistaydu ku fooganeyd culuunta Supply Chain Management, International Trade, International Political Economy,… Read more »

Qiso yar oo aan ka dawaday video yar oo nin so dubay aya runtii aad iga yaabiyey.

Waxayna u dhacday sidan :- Wuxu ku bilaabay ninki ka sheekaynayey qisada CAGTII JOOGSAN WAYDA MAR BAY CEEB LA KULANTA. nin taksiila ah oo ka shaqaysta dalka UK aya waxa… Read more »

Shacabka Degmada Xaaji Saalax Oo Soo Dhaweyn Aan Loo Kala Hadhin Ku Qaabilay Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo

Xaaji Saalax:(Waaheen)-Shacabweynaha ku dhaqan degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad-madheedh, ayaa soo dhaweyn aan loo kala hadhin maanta ku qaabilay guddoomiye Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wafti xukuumadda… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.