Shacabka Reer Hargeysa Oo Sheegay In Ay Kaadhadkoodii Codeynta Ka Wayeen Gobihii Ay Hore Iskaga Diwaan Galiyeen

0
42

Hargeysa (Waaheen) – Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay cod dheer ku sheegen in ay kaadhadhkoodii codeynta ay ka wayeen gobihii ay hore iskaga diwaan galiyeen .

Odey ka mid ah shacabka reer Hargeysa oo la Hadley warbaahinta ayaa sheegay in isaga oo iska diwaangaliyey Hargeysa lagu yidhi kaadh kaagii Gabilay buu yaala ee ka doono .

Sidoo kale waxaa ay dadweynaha reer Hargeysa ay eedo u jeediyeen Kominshanka doorashooyinka oo ay ugu baaqeen in qaabkooda shaqo ay wax ka bedelaan