----
29.5 C
New York
Friday, May 25, 2018

Daily Archives: Julaay 7, 2017

Weftigii Itoobiyaanka ahaa ee u yimi Hargeysa soo galinta Korontadda oo khilaaf xoogan kala...

Masuuliyiin Somaliland ah oo ay Dilaalistoodii burburisay mashruucii ay u socdeen iyo shirkadda East Afrika oo caqabad ku noqotay Hargeysa(Waaheen) waxa hargeysa shalay ka ambabaxay...

Turkiga oo  doonaya in uu Madaarkii Hargeysa u gacan galiyo Somaliya iyo Somaliland oo...

Midkee bay Somaliland siinaysaa madaarka Hargeysa Labada Shirkaddood ee  Favori ee Maamusha Madaarka Muqdisho iyo Kozufa Group of Company’s oo Terminal cusub dhisaya? Ma Dhab...

Madaxweyne Siilaano oo ka soo kicitimay Abu-Dabai, soona gaadhay Dubai

Dubai(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa manta ka soo kicitimay magaaladda Abu-dabai oo uu in muddo ah arrimaha gaar ah u...

Xisbiga UCID oo Komishanka Doorashooyinka ku dhaliilay xil-gudasho la’aan

Hargeysa(Waaheen) Madaxda Xisbiga UCID oo shir jaraa’id qabtay ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku dhaliilay inaanay xilkoodii ka gudan labada Xisbi ee Wadani iyo Kulmiye...

Weftigii wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland ee Jabuuti joogay oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

Jabuuti(Waaheen) Weftigii wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland hogaaminayey ee Booqashada ku tagay dalka Jabuuti ayaa manta kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha Dalkaasi Ismaaciil Cumar...

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Suuqyada Burco Dhex Mushaaxay, Shacabkana La Shaaheeyey 

Burco:(Waaheen)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Burco kala shaaheeyey maqaaxiyaha laga qaxweeyo. Guddoomiyaha oo...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS