Daily Archives: 10:03 pm

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magacaabay Garabbada Dhalinyarada Ee Gobolada Maroodijeex Iyo Awdal

Murrashax Muuse Biixi oo Daaha ka Fayday Fadhiidnimada Golaha Wakiillada ee uu Hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cirro

Murrashax Muuse Biixi oo Daaha ka Fayday Fadhiidnimada Golaha Wakiillada ee uu Hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cirro Burco (Waaheen)- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi,… Read more »

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Oo Daahfuray Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta Ee Gobolka Maroodi-jeex

Madaxwayne ku-xigeenka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daahfuray Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta Ee Gobolka Maroodi-jeex. Hargeysa(Waaheen) Madaxwayneku-xigeenka ahna kusimaha Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb… Read more »

Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Maareeyaha guud ee Hay’adda Horumarinta iyo Maalgashiga ee Abu Dhabi Kana Hadlay Xaaladiisa Caafimaad, Isagoo Fariin U Diray Dadka Caadaystay Inay Habaaraan Madaxweynaha Qaranka

Dubai(Waaheen)Madaxaweynaha JSL md Axmed Maxamed Silaanyo ayaa halka uu ka degan yahay Abu Dhabi waxa uu ku soo booqday Maareeyaha guud ee Hay’adda Horumarinta iyo Maalgashiga ee Abu Dhabi (director… Read more »

Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Badhasaabka Gobolka Togdheer

Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Badhasaabka Gobolka Togdheer “Badhasaab Ramaax Hadii Ay Canaani Kaga Timid Xaga Gudoomiyaha Kulmiye, Oo Ay Sanqadh Tirasho Iyo Qaab Muuqasho La’aan… Read more »

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Khudbad Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Daahfurayey Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ee Gobolka Togdheer

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Khudbad Qiimo Leh Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Daahfuray Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ee Gobolka Togdheer “Baryahan Waxa Saxaafada Ku Soo Noqnoqonaysay Kaadhadhka Waa La Boobayaa, Doorashada Waa… Read more »

Muuqaal : “Dhulkii Madaarka Waa La Boobay, Madaarkiina Waa La Rarayaaa ..” Boqor Raabi

Musharaxiinta Kulmiye iyo Wadani oo Burco u tagay Dhiirigalinta kaadh-qaadashada Taageerayaashooda

Musharaxiinta iyo Kaadariyiinta labada Xisbi oo ku wada Dagay xalay City-Plaza Hotel Burco(Waaheen) Musharaxiinta iyo Kaadariyiinta Axsaabta siyaasadda Somaliland ayaa cududooda isugu geeyey Gobolka Togdheer oo ay toddobaadkan ka bilaabmi… Read more »

Somaliland oo Xorriyadoodii u celisay Kooxdii Saaciduunal Bil-xaq

Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa xorriyadoodii usoo celisay culimadii la tirsanayd urur Diimeedka Saaciduunal Bil-xaq, kuwaas oo ay ciidamadda Booliiska Somaliland afar xubnood oo ka mid ah xabsiga u taxaabeen. Xubnaha… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.