Daily Archives: 6:35 pm

Weftigii uu Hoggaaminaayey Madaxweynaha WADDANI oo Laggu Soo Dhaweeyey Burco

Burco(Waaheen):-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta socdaal ugu baxay gobalka Togdheer, ayaa galabta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Burco ee xarunta… Read more »

Diiwaanka MaansadaTimacadde- Maansayahankii aan muraadsiga aqoon! WQ:YuusufCabdilleCismaan “Yuusuf-Shaacir”

Qabyaalad iyo jeeroo la naco qaadkan lagu waashay Qastijeeray wadayeelatoo qawlka kuheshiiso Qabyoweeye Soomaaliyeey qiiradaadaniye 14kii June 2017 shirkaddadaabacaadda ee Sagaljetwaxayiigudeeqdaynuqul ka midahDiiwaankaMaansadaTimacadde ee uuqorayBoobeYuusuf Ducaale oo dhawaansoobaxay. Sidaanfilayo, dhawaanahana… Read more »

Duuliyihii Diyaarada Al-carabiya oo noqday reer Somaliland

Waxaa guul weyn iyo sharafba ugu filan reer Somaliland in duuliye sare Raashid Saalax Caateeye oo ah duuliyaha koowaad ee Diyaarada Air Arabia ee xiligan duulimaadyadeeda ka bilowday madaarka caasimada… Read more »

Saaxiibo Wuu Kasban Yaqaan mase Keydsan Yaqaan W/Q: Cali Cabdi Coomay

Furfurnaanta iyo dad-dhexgalka ay dhoola-caddayntu wehelisa ayaa wejigiisa xagga hore kaga qoran, markuu joogo goobaha lagu caweeyo. Muddo ilbiliqidhsiyo ah ayuu ku bartaa dadka kala duwan ee ku caweynaya goobta,… Read more »

Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland iyo Badhasaabka Gobolka Hawd Oo ka Qayb galey Furitaanka Mashruuc lagu Caawinayo Dadka ay Abaaruhu Saameeyeen  

Baligubadle(Waaheen)Wasiirka Wasaarada Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland oo ay Weheliyaan Badhasaabka Gobolka Hawd .Maayorka Degmada Bali-gubadle Xildhibaano Saraakiil ka Socday Hay”adaha  Action Aid iyo All-khayr Fund.iyo Ururka Wadaniga ah ee Sowda… Read more »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Bahda Warbaahinta Somaliland 

Hargeysa (Waaheen)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo hadhimo-sharafeed ah ku maamuusay bahda warbaahinta Somaliland.   Kulankan casuumadda ah oo… Read more »

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Maanta Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Cuqaasha iyo Odeyada Ka Soo Jeeda Beesha Abokor Muuse ee Ciidagale

Hargeysa(Waaheen):-Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) uu hadhimo sharafeed ugu sameynaayey cuqaasha iyo odeyada ardaayada beelaha Abokor Muuse ee Ciidagale,… Read more »

“Abiib Dawlad aanu Wasiir ka noqon inamay soo Marin ta Dambena….” Cali Gurey

Hargesa (Waaheen) Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley siyaasi Abiib Timo Cad oo shaaciyey in isaga iyo… Read more »

Cali Khaliif oo ku Hanjabay hadii dib loo dhigo shirkii Burco inuu wada Hadalku baabi’i dono

Widh Widh (Waaheen) – Cali Khaliif Galeydh Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo warbaahinta kula Hadley magaalada Widh Widh ee gobalka Buuhoodle waxaa uu ku hanjabey hadii ay Somaliland dib u dhigto wada… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.