Daily Archives: 9:14 am

Tacsi: Marxuum Cali X Yuuuf oo manta lagu Aasay Hargeysa

Maxamed Biixi Yoonis, Dr: Axmed Xuseen Ciise, Dr: C/laahi Xuseen Bulxan, Dr: Heebaan, C/xakiin X Siciid,Agaasimaha Rugta Ganacsiga Somaliland  Ibraahim Ismaaciil, Agaasimaha Baanka Dhexe ee Somaliland  C/laahi Aadan, Ibrahim Yey,… Read more »

Kuuriyada Woqooyi oo tijaabisay gantaal kale oo ridda dheer

Kuuriyada Waqoooyi ayaa tijaabisay gantaal kale oo ah kuwa riddada dheer sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalalka Japan iyo Kuuriyada Koonfureed. Waqaaladda wararka ee dalka Kuuriyada Koonfureed ee Yonhap oo soo… Read more »

Booliska Mozambique oo baadhaya cidda soo abaabusha dilalka ragga bidaarta leh

Booliska gobolka Zambezia ee bartamaha dalka Mozambique ayaa sheegaya in uu ballaadhinayo baadhitaannada ka dhanka ah sare u kaca dilalka loo gaysto ragga bidaarta leh. Tan iyo bishii la soo… Read more »

Shimbiro diyaarad ku khasbay in ay deg deg u caga dhigato

Duullimaadka dayaaradda AirAsia X ee u socday Kuala Lumpur ayaa lagu khasbay inuu ku labto Australia, ka dib markii ay shimbiro ku dheceen oo rakaabkii ay ka argagaxeen. Dayaradda oo… Read more »

Ganacsiga Ethiopia iyo Somaliland ee Aynu ku dulmanahay.

Ma ogatahayse in Somaliland ay bixiso misaaniyada sanadkii ee Dawlad Deegaanka Somalilida Ethiopia: Xaqiiq Miisaaniyada Ethiopia ee sanadkii hore ayaa ahyid 274,000,000,000 (laba boqol iyo afar iyo todobaatan bilyan oo… Read more »

Mundane Musharax Haddii Aad Guulaysato Waxa ku Sugaya ma Ogtahay ? W/Q Dr Boqore Farah qaybtii 1 aad

Somaliland waxa ka dhacay shan doorasho madaxtooyo oo ay isku kala bedelen afar madaxwayne iyo mar madaxwayne cigaal dib loo doortay .doorashooyinkan oo qaar ahaayeen kuwo baaralamaanku madaxwaynaha soo doorteen… Read more »

Guddiga Culumada Dastuuriga

Curinta Dastuurka Somaliland waxaa lahaa Cigaal. Haddana waxa uu ku dhici waayay inuu magacaabo Guddigaa Culumada. Rayaalana wuu ka muquurtay. Siilaanyo hadduu ku dhiiraday waa iska “Ooraaydh”, qodox baase hoos… Read more »

DHUUXIDDA TAARIIKHDA ISLAAMKA CASHARKA 78AAD GOOBTII XUNAYN qaybtii 4aad

Nabigeennu scw wuxuu amar ku bixiyey in boojimadii iyo balaladii Hawaazin la sii geeyo meel Jacraana la yiraahdo, isaguna wuxuu afka saaray Taa’if isagoo ku duulay Reer binuu Thaqiif oo… Read more »

AAN IS BARANNEE QABIILKEE TAHAY!

Qofka miyi ku soo weynaada aqoonta uu kala yimaaddo ta ugu buuran waa abtirsiinta qabiilkiisa iyo magacyada reeraha kale, waayo dugsiga hoose iyo dhexe ee ilmo walba oo baadiye ku… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.