Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Uu Maxkamad La Tiigsan Doono Masuul Ka Tirsan Xukuumada  

0
52

Hargeysa (Waaheen) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu maxkamad la

tiigsan doono Agaasimaha wasaarada Ciyaaraha Somaliland Muddane Maxamed Xussen  Dhabeeye oo isagu shalay warbaahinta ka sheegay in xisbiga Waddani aanu dhisi Karin gidaarka Dumey ee garoonka kubada Burco