Daily Archives: 5:46 pm

20 Ardey Oo Xabsiga La Dhigay Ka Dib Markii Lagu Qabtey iyagoo Qishaya Imtaxaanka

Hargeysa (Waaheen) – 20 Ardey oo imtaxaanka dugsiyada sare ku galaayey iskuul ku yaala magaalada Borama ayaa dhamaantood xabsiga la dhigay ka dib markii lagu qabtey iyada oo imtaxaanka qishaya… Read more »

Qaramada Midoobay oo Dawladda Somaliya ka aqbashay Eriga wakiilkii hay’adda FAO ee Somaliya iyo Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Dawladda Somaliya ayaa Somaliland iyo Somaliya ka Eriday wakiilkii hay’adda qaramada midoobay ee FAO Rechard Trenchard, kaasoo uu wasiirka Arrimaha dibeda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliya Yuusuf Garaad… Read more »

Tirada Dadkii reer Somaliland ee uu Xasuuqay Siyaad Barre oo la shaaciyey

Hargeysa (Waaheen) – Gudoomiyaha Guddida dabo-galka iyo baadhista xasuuqii Somaliland ay ku sameysay xukuumadii Siyaad Bare Muddane Khadar Axmed Like  ayaa waxaa uu shaaciyey tirada  dadkii ay laysay Dawladii Maxamed Siyaad… Read more »

Boob lagu hayo Dhulka Madaarka Hargeysa iyo Dekeda Berbera oo Laga Digay

Hargeysa(Waaheen) wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta somaliland siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa ka hadlay mustaqbalka uu 10 sano ka dib yeelan doono madaarka caasimada Hargeysa. Ugu siyaasi Cabdikariim… Read more »

Daawo: Basaska oo kordhiyey Lacagtii Nooliga

Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Uu Maxkamad La Tiigsan Doono Masuul Ka Tirsan Xukuumada  

Hargeysa (Waaheen) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu maxkamad la tiigsan doono Agaasimaha wasaarada Ciyaaraha Somaliland Muddane Maxamed Xussen  Dhabeeye oo isagu shalay warbaahinta… Read more »

Guddoomiye-xigeenka Labaad ee dhawaan WADANI magacaabay oo Burco lagu soo dhaweeyey

Burco (Waaheen) Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani ee Gobolka togdheer ayaa soo dhawayn meeqaamkeedu sareeyo u sameyey gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbigaasi. Waxaana soo dhawayntaasi ka muuqday badiba haldoorka… Read more »

Somaliland Iyo Imaaraadka Carabtu oo kala saxeexday fulinta mashaariicdii Heshiiska Berbera ku jiray

Dubai(Waaheen) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda Imaaraadka carabta oo kale saxeexday heshiiska taariikhi ah oo lagu fulin doono mashaariic horumarineed oo ay  Somaliland ka fullindoonto dawladda Imaaraadka carabtu qaybo ka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.