Daily Archives: 10:45 pm

Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xisbiga Waddani

Hargeysa(Waaheen) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa si kulul uga jawaabay hadalo ka soo… Read more »

Faysal Cali Waraabe Oo Fariin Digniin Ah U Diray Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Siilanyo

Hargeysa (Waaheen) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley diwaan galinta dhawaan ka bilaabmi doonta gobalada Maroodi-Jeex iyo Togdheer Gudoomiyaha ayaa waxaa… Read more »

“Danta Somaliland Ayaa Ku Jirta In Ay Doorashadu Dhacdo 13 November Ee Sanadkan ” Wasiirka Cadaani

Hargeysa(Waaheen)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu ka hadley kulamo shalay dhex maray madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Somaliya Wasiirka oo… Read more »

Xisbiga UCID: Musharaxa iyo ku xigeenka Jagada Madaxweyne Oo lagu dhawaaqay

Hargeysa (Waaheen) – Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Yuusuf Kayse Cabdilahi ayaa sheegay in xisbiga UCID soo xushay musharaxii madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi doorashada u gali… Read more »

Warmurtiyeed iyo talo ku socota xisbiyada qaranka Dawlad Somaliland iyo bulshada Somaliland oo ay saareen odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska

Annaga oo ku hadlayna magaca jaalliyadaha kor ku xusan Waxaa naga go,an in aanu mar walwalba  wixii dalka iyo bulshada jamhuuriyadda qiimaha leh ee Somaliland in aanu u soo jeedinno… Read more »

Xukuumadda oo xabsiga dhigtay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Saylac iyo sadex ka tirsan shaqaalaha Komishanka Doorashooyinka oo kala Iibsaday kaadhadhkii cod-bixinta

Saylac(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa toddobaadkan xidhay Xildhibaan Axmed Muxumed Barkhadle oo ka tirsan Golaha deegaanka Saylac, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee gobolka Selal, waxaana lagu Eedaynayaa isaga iyo… Read more »

Ururka SOLJA oo xukuumadda ugu baaqay inay sii dayso laba Wariye oo ku xidhan Laascaanood

Hargeysa(Waaheen) ururka SOLJA ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray manta kaga dalbaday xukuumadda inay xorriyadooda usoo celiso laba wariye oo maalintii labaad saldhiga Laascaanood ugu xidhan war ay ka duubeen koox… Read more »

Degmadda Axmed Dhagax oo xaflad u samaysay Xisbiga UCID iyo Xoghayahiisa Guud

Hargeysa(Waaheen) Bulshada Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID Ee Degmada Axmed Dhagax Ee Hargasya ayaa maanta xaflad balaadhan oo soo dhawayn ah u sameeyay Xog-hayaha Guud Ee UCID  Ismaaciil Cabdi Daahir …. Read more »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Qaarka Mid Ah Xubanah Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Muddooyinkii U Danbeeyey Hawlsho Shaqo U Jooga Imaaraadka Iyo Sucuudiga

Dubai(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisi nasashada ahaa ee uu ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01.07.2017 kulan muhiima la… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.