Monthly Archives: July 2017

Gaadhi kuwa xadhkaha ku socda ah oo shil ku galay Jermalka

Ugu yaraan 75 ayaa laga soo badbaadiyay gaadhi kuwa fiilooyinka ku socda ah ka dib markii uu dul istaagay oo uu ka soo laadlaadsamay meel afartan mitir ka saraysa wabiga… Read more »

Trump iyo Raysal Wasaaraha Japan oo u heshiiyay Kuuriyada Woqooyi

Ra’iisalwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sheegaya in isaga iyo madaxweyne Trump ay ku heshiiyeen in loo baahan yahay in lala tacaalo Kuuriyada Koonfureed sababo la xiriira gantaalkii ugu dambeeyay ee… Read more »

Qadar oo ganafka ku dhufatay dalabka waddamada Khaliijka Carabta

Qadar ayaa ku gacan seyrtay dalabka waddamada carbeed ee horey xiriirka ugu jaray dalkaasi. Waddamadan ayaa doonaya in Qadar ay marka hore shuruudo ka soo baxda ka hor inta aysan… Read more »

ambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota : Ilyaas Saxardiid Kaahin iyo Ayaan Xiis Maxamed Oo Aroooskoodu 30/07/2017 ka dhacay magaalada Slouth City ee Cariga Ingriiska

Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota : Ilyaas Saxardiid Kaahin iyo Ayaan Xiis Maxamed Oo Aroooskoodu 30/07/2017 ka dhacay magaalada Slouth City ee Cariga Ingriiska, Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin,Suldaan Mahad… Read more »

Wel Welka Shaqaalaha Dekada Berbera Oo Sii Xoogaystay

Wel Welka Shaqaalaha Dekada Berbera Ee U Shaqeeya Shirkad DP World oo Sii Kordhaaya, Maalmihii Udanbeeyay Waxaa Shirkada Dp World Maamulkeedu U Qaybiyeen Shaqaalaha U Shaqeeya Ee Somalilander ka Ah… Read more »

Guddoomiye Cirro Oo Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Cuqaasha Iyo Odeyada Ka Soo Jeeda Beelaha Ciise Muuse Galbeed

Hargeysa (Waaheen):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa maanta hotel Maamuus ee magaalada Hargeysa, waxa uu kulan ballaadhan oo qado sharaf ah uu ugu sameeyey Cuqaasha, odeyada,… Read more »

Somaliland – International Law is central to any decision concerning recognition 

To raise one’s head above the parapet in the debate concerning the international recognition of Somaliland is certain to invite criticism.  For all the opprobrium that may come one’s way,… Read more »

Xafiiska Siyaasadda Iyo Xidhiidhka Bulshada Ee Madaxtooyadda Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Dhalinyarada Naadiyada Ee Halkaraan Iyo Hiil-Dhaqan

Hargeysa(Waaheen) Hadhima sharafeed uu soo Agaasimay Xafiiska Siyaasada iyo Xidhiidhka Bulshada ee Qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa loo qabtay Dhalinyaro ka kooban Laba Naadi kuwaasi oo ka yimi Magaalada Burco… Read more »

Faysal Cali Waraabe oo Qorshaha shanta sano ee wasaaradda Qorshaynta ku tilmaamay Qorshe Kulmiye leeyahay

haddii aan talada qabano waxaanu keeni doonaa Qorshe balaadhan oo dadka wada gaadha Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa maanta dhaliilay qorshaha shanta sano ee Qaranka, waxaanu sheegay… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.