Aqlabiyada Xildhibaanada Golaha Deeganka Gabilay Oo Saxeexay Mooshin Ka Dhan Ah Mayaarkooda

Hargeysa (Waaheen) – Aqlabiyada xildhibaanada golaha deeganka magaalada Gabilay ayaa waxaa ay saxeexen mooshin ka dhan ah maayarka Magaaladaasi Maxamed Aamin Cumar Cabdi

 

Xildhibaanadan oo tiradoodu tahay 15 xildhibaan ayaa waxaa ay sabab uga dhigeen mooshinkooodu ka dib markii maayarkoodu sameeyey hanti boob , ku takri fal awoodeed iyo qabyaalad qaawan isla markaana ay garteen in ay xilkaasi  ka qaadaan

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada + Magacyadooda
Daawo: Khudbadii uu Daahir Riyaale Kaahin ka Jeediyey Xilwareejintii Madaxtooyada
Daawo: “Xilka Qaranka Waa loo kala Saraynayaa balse Sharcigaa Saraynaya” Muuse Biixi
Daawo: Nuxurka Khudbadii u dambaysay ee Madaxweyne Siilaanyo
Cali Khaliif Galaydh oo Sheegay in Khaatumo Diyaar u tahay Somaliland lawada leeyahay
“Anigu Waligayba Waan Dhici Jiree Tani waxa ay ku Fiicnayd Cabdiraxmaan Ciro” Guddoomiyaha Ucid
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.