Daily Archives: 2:28 pm

Dawlada Soomaaliya Oo Si Weyn Uga Digtay Bariiska Caaga Ah Oo Lagu Arkay Suuqyada Muqdisho

Muqdisho(Waaheen)-Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si weyn uga digtay tayada alaabaha la soo galiyo dalka. Wasiirka beeraha soomaaliya Siciid Xuseen Cige oo ka hadlaya tayada cuntooyinka la soo galiyo… Read more »

Xukuumada Oo Sheegtay In Imaaraadka Carabtu Kala Shaqaynayo Sidii Sucuudigu Xayiraada Uga Qaadi Lahaa Xoolaha

Waxa uu Sidan ku sheegay Wasiirka ganacsiga Somaliland Cumar Shucayb Maxamed waraysi gaar ah oo uu siiyay Wargeyska Geeska Afrika, waxaana isaga oo arintan ka hadlaayay uu yidhi “Dawlada Imaaraadka… Read more »

Qaybo ka mid ah Somaliya Oo Weli Bilaa Internet ah

Muqdisho(Waaheen)-maalintii afaraad ayuu adeega internetku ka maqan qaybo ka mid ah dalka soomaaliya. Adeega internetka ee ka maqan qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya ayaa saamayn adag ku yeeshay bulshada,… Read more »

Aqlabiyada Xildhibaanada Golaha Deeganka Gabilay Oo Saxeexay Mooshin Ka Dhan Ah Mayaarkooda

Hargeysa (Waaheen) – Aqlabiyada xildhibaanada golaha deeganka magaalada Gabilay ayaa waxaa ay saxeexen mooshin ka dhan ah maayarka Magaaladaasi Maxamed Aamin Cumar Cabdi   Xildhibaanadan oo tiradoodu tahay 15 xildhibaan… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.