Daily Archives: 8:07 pm

Madaxweyne ku xigeenka oo la tukaday Shacbiga Hargeysa

Madaxwayneku-xigeenka JSL, Ahna Ku-simaha Madaxwayanaha Oo shacbiga Caasimada Qaar ka mid ah Kula Tukaday Salaadda Ciidul-Fidriga Masjid Jaamaca Weyn Ee Hargeysa. Hargeysa(Waaheen)Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna… Read more »

Madaxweynaha Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidriga Ku Tukaday Abu-dubai Kulanna La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Imaaraadka

Abu-dubai(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ku sugan imaaraadka Carabta ayaa salaadii ciidal fidriga ka dib Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan imaaraadka ku qaabiley Hotel ka uu… Read more »

DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Khudbaddii Salaadda Ciidda Kaga Arrimo Xaasaasiya

Masuuliyiin Madaxwayneku-xigeenka Somaliland Hogaaminayo Oo Odayaal Qaranka Magac Ku Leh Guryahooda Ku Bookhday

Hargeysa, (Waaheen ) — Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha Madaxwayanaha Qaranka Somaliland ayaa, guryahooda ku booqday laba oday oo qaranka magac iyo taariikh weyn ku… Read more »

Tartanka Ciyaaraha Wajaale oo la Soo Gabo-gabeeyey iyo SAGALJET Oo Markii 5aad Qaaday

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.