----
27.7 C
New York
Monday, Juun 25, 2018

Daily Archives: Juun 24, 2017

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga iyo Xuska 26-ka June

Hargeysa ( Waaheen)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha  xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar ahaanna shacabka Somaliland ku...

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada Golaha, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta...

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo xaqiijiyey Ciidda

Hargeysa (Waaheen) - Wasiirka diinta iyo aw qaafta Somaliland sheekh khaliil Axmed ayaa waxaa uu ku dhawaaqey in ay maalinta bari ay tahay ciid...

Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeisa Oo Fariin Udiray Shacabka Hargeisa Iyo Somaliland

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=9B5r8prHY6w]

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

24 June 2017 TACSI GUDDOOMIYE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse...

Bulsho uu qof weliba xumeeyey intii itaalkiisa ahayd!

Jiritaanka bulshadu waxa uu ku dhisan yahay isku tiirsanaanta iyo is-taageeridda xubnaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo mid weliba uu kabniin u yahay...

Garaad Ka soo Jeeda Sool Oo In Aaney Somaliland Daacad Ka Ahayn Heshiiska Ay...

Hargeysa (Waaheen) - Garaad Maxamed Garad Saleeban oo ka tirsan madax dhaqameedka gobalada Sool , Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa uu sheegay in aaney Somaliland...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS