----
13.1 C
New York
Wednesday, Aktoober 17, 2018

Daily Archives: Juun 16, 2017

Wasiirka Arrimaha gudaha oo shirkaddaha Daabacaadda Hargeysa ka mamnuucay Daabacaada  boodhadhka Salaadiinta la caleemo...

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir faratoon ayaa soo saaray qoraal uu Booliiska ku amrayo inay joojiyaan Caleemo saarka Suldaanimada Beesha...

Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti uu Hogaaminayo oo saaka u dhoofay Imaaraat-ka carabta

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo...

Ururka Qareenada Somaliland oo markale ku tilmaamay sharci darro guddida Culimada ee uu Garyaqaanka...

“Garyaqaanka guud waxaan leenahay waa in ay xukumadu ka hor intaanay wax magacaabin kula tashato oo ay talo sharci ku waydiiso ee maaha in...

Madaxweynaha Somaliland oo isku bedelay sadex Agaasime Guud, Magcaabayna La-taliyaha Madaxweynaha Arrimaha Gaashaan-dhiga

Hargeysa(Waaheen) Digreeto uu soo saaray xalay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lagu sheegay in uu isku bedelay Saddex Agaasime Guud iyo La-taliye uu isagu...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS