Ninna dhuunu kula dhex jooga anna dhaqashaddi Yaan ku dhabar jabey: Ibrahim isse

Sida inno muqata ee aan qarsoodigga lahayn wixii ka danbeyey xukuunkii cabdirahman,kii maxamed Ibrahim cigal ee hubka ka dhista ee 1991 ila 2004 waxaa dalka maalinwalba maalinta ka danbeysa u soo gordheyey hormar sharciid iyo tu siyasaadeedba arrintasi oo ku saleysneed rabitaanka dadweynaha jsl.

Preview image writtinghasa yeeshe waxay siyasaadi jsl ay markeliya geer dib loo geliyey wixii ka danbeyey geeriddi maxaamed Ibrahim oo la joogeyey xawli socdkii horumarineyd iyo siyasaadeedba ee uu dalku ku socdey muddi u joogey maxammed haji ibarhim,waxanna laga dhigey meel lacagun loo soo doonto oo ay siyasiinta iyo gancsatadu ay lacag tiro badan ka dhuurtan, isla markaana la iska ilowo wixii dad itaal yare ahaaoo dhan ,waxaa dadka u muqatey in ay waxwaliba fashiilan yihi mudaddii uu dahir riaayle meeshe joogey,laakinse lagu daadaley bal in dahir b meesha laga bedello oo la keeno oo la keenno mujaadka weyne Mr siilaanyo, hasa yeeshe siilaanyo uu ka sii dareytii dahir riyaale,waxaanu u muqda nin cid u farur xidhan oo an dan ka lahayn dalki iyo dadkiiba midnaba.

Marka aad daraasad ku sameyso dadka soo galinta ee immanya jsl ee ka soo hajirey wadamadoodi ee wata dhaqamaadda kala kanaka ah waxay ay fasaqeen dadki ku noola magalooinyka waaweyn islamarkaana ay xukummaddi wadanka loo egmadey aany wadanka ka dan lahayn , waxanad mooda in mr siilaanyo iyo kooxdda xukuunka la haysta ay ku dadlayaan oo keliya siddi ay xukuunka uu haysan lahayn iyaga oo aan u midan dayeen khayraka wadanka, dadka badhkiinna ay kaba dhacsatahay in la boobo wixii la booby karo.

Isku soo wada duub wuxuu hadalku igaga dhan yahay ninna dhuunu kula dhex jooga aanna dhaqashadaddi ayaan ku dhabar jabey, markii aan arkey lacagtii oo loo diidey in la dhigo khasnaadda dhexee, hadanna ay hadal la soo yururan oo ay dadka u sheegayan waxaan aan jirin. Waxay ila tahay malaaha meesha aqooni majirto wixii wax fahmayow dib isku doono.

Alla madleh.

Ibrahim isse

 

Filed in: Articles, Videos

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.