----
8.2 C
New York
Tuesday, Apriil 24, 2018

Daily Archives: Juun 15, 2017

Sheekh Shacraawi: Mufasir mar la arag ah.

Waxa gacantayda soo galay kitaabka Tafsiirka ah ee Khawaadir Imaaniya oo duruustiisi dhigista ahayd dhigaal loogo rogay. Kitaabkaa oo labaatan hormo ah, kolkii aan...

Safiir Baashe Cawil oo ka hadlay ujeedada socdaalka Madaxweyne Siilaanyo & Baadhitaano Hay’adaha amaanku...

Hargeysa(Waaheen) Safiir Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha JSL socdaal gaar ah ku tegi doono dalka Imaaradaha Carabta, qaadan doona muddo...

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Dalalka Khaliijka Iyo Xidhiidhka Somaliland &...

“Somaliland Waxay Dalalka Sucuudiga, Imaaraadka Iyo Guud Ahaan Dalalka Carabta La Wadaagtaa Xidhiidh Ganacsi Iyo Walaalnimo Oo Taariikhi Ah” War-Murtiyeedka Xisbiga Waddani  “Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya...

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo wacdi diiniya u Jeediyay Ciidanka Dab-deimiska Caasimada Hargeysa.

Hargeysa (Waaheen) Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo wacdi diiniya u qabtay Ciidanka Dab-deimiska Caasimada Hargeysa.waxaana wacdigaa diinigaa bixiyay Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Sheek...

Ninna dhuunu kula dhex jooga anna dhaqashaddi Yaan ku dhabar jabey: Ibrahim isse

Sida inno muqata ee aan qarsoodigga lahayn wixii ka danbeyey xukuunkii cabdirahman,kii maxamed Ibrahim cigal ee hubka ka dhista ee 1991 ila 2004 waxaa...

Toban Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Oo Lagu dhaawacay iyagoo Gurmad Dab Ku...

" Dadweynuhu Hakala Daayaan Gurmad noo fidiya iyo waanu idin Shiidaynaa" Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Qaranka Axmed Sawaaxili. " Waxaanu Tallaabo adag ka Qaadi doonaa Dadweynaha...

Premier Bank: Baan ku shaqeeya nidaamka bangiyada Islaamiga ah oo Somaliland ka hawl-galay: ...

“Premier Bank waa bangi Somaliland laga leeyahay oo ku shaqeeya hannaanka bunuugta Islaamiga ah ee aan ribawiga ahayn, soona kordhiyey adeegyo casri ah oo...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS