----
3.4 C
New York
Wednesday, Noofember 21, 2018

Daily Archives: Juun 14, 2017

“Dal horumarkiisa waxa laga eegaa Miisaaniyadda, inaga Miisaaniyadeena Karaaniyiin baa xukunta oo tidhaa wasaarad...

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir ayaa mar uu ka hadlayey xafladda Ardayda Jaamacaddaha Dalku Talooyin la xidhiidha sidii wax looga qaban...

Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee...

Buuhoodle, ( Waaheen) —Waxaa shalay si habsami leh ugga bilaabmay degaanka Gocondhaale ee degmada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Cayn. Deeq raashin ah  loo...

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u...

Hargeys(Waaheen):-Kulan afur ah oo looggu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar ahaantaana hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan uu...

Sheeko Kale: Nafyahay Silcaysaa xageebaad ku socotaa…Cabdisalaam Yaasiin

Nafyahay silcaysaa xagee baad ku socotaa? Ma soofkaad dhaqaysaa siyar loo dareesaday? Miyaad sibirdhaqaadoo baadi baad ku sugantay? Ma sabankaa ku ciiloo kaa gooyay sahaydii? Mise saaadkaad dirataa...

Wax Ka Ogow Wershada Sibidhka Ee Berbera Iyo Dib U Dhalashadeeda.

Wersheda Sibidhka Berbera Waxa La Dhisay Dabayaaqadii Todobaataneeyadii Mudo ayaa Dhismaheeda Iyo Tababarka Shaqaalaheeda Lagu Hawlanaa Waxa Dhismaheeda Bilaabay Qaybteedi Hore Inay Dhisaan Shirkad...

“Dhibaatada ina haysataa maaha sicir barar ee waa sarrif barar iyo kalsooni darro shilinkeena...

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha  rugta ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri oo oo ka hadlay munaasibad Afur loogu sameeyey Ardayda iyo Macalilmiinta Lix Jaamacadood oo Somaliland ah ayaa ka...

Madaxtooyada Oo Afur Loogu Sameeyey Arday Iyo Macalimiin Ka Socday Lix Jaamacadood Oo Dalka...

Hargeysa(Waaheen)Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa munaasibad afur ah ku marti qaaday arday iyo macalimiin ka socday lix jaamacadood iyo xubno ka...

Bangiga Islaamiga Ah ee Premier Bank Ayaa Afur Wadareed U Sameeyay Ganacsato iyo...

Hargeysa(Waaheen)-Bangiga Islaamiga ah ee Premier Bank ee Somaliland ayaa afur wadareed u sameeyay ganacsato, culimo iyo macaamiisha bangigaas qaar ka mid ah, waxaanay masuuliyiinta...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS