----
20 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Daily Archives: Juun 13, 2017

TACSI:-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Marxuum/Xaaji Cabdiraxmaan Maxamed...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somalilad ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada...

Garyaqaanka Guud Oo Ka Jawaabay Hadalka soo Yeedhay Guddoomiyaha Ururka Qareenada Oo Uu Kaga...

Hargeysa(Waaheen)garyaqaanka guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdisamad Cumar Maal oo la hadlay saxaafadda ayaa yidhi "Hadalkaygu wuxuu daaran yahay in aan ka jawaabo hadal...

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu abaal Marinayay Arday Ku Tartantay...

Hargaysa(Waaheen)Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay galabta ka qayb galay munaasibad lagu soo gabo-gabaynayay tartanka qur’aanka kariim ka ah...

Xaalada bariga dhexe: W/q Muuse Cali E-mail: ammaan1985@yahoo.com

Afeef. Waxaan ka afeefanayaa in wixi siyaasada ee qusaysa go'aan qaadashada heer qaran ay masuul inooga tahay xukuumaddeenu sidaa awgeed iyada ayaan taageersan ahay go'aanka...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS