----
20 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Daily Archives: Juun 11, 2017

XUSUUS-QOR IYO XIISAHA TAARIIKHDA DAARASALAAM W.Q: Yahye Xanas

Maqaalkan waxaan ku eegi doonaa xusuusqor kooban oo ku saabsan safar gaaban oo dhawaan ku aaday magaalada Daarasalaam ee Waddanka Tansaaniya, Taariikh kooban oo...

TACSI GUDDOOMIYE:-XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa...

Madaxweyne Siilaanyo oo Digreeto ku cayimay Doorashada Madaxtooyaddu inay qabsoomi doonto 13/11/2017-ka

Hargeysa(Waaheen) Digreeto uu madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud soo saaray maata ayuu ku cayimay inay doorashada Madaxtinimaddu dhici doonto 13/11/2017-ka, wakhtigaas oo ay Komishanka Doorashooyinka...

Aqlabiyadda xubnaha guddida Qandaraasyadda Qaranka oo Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey qoraal ay ku caddeeyeen...

Hargeysa(Waaheen) Aqlabiyadda xubnaha Guddida Qandaraasyadda Qaranka Somaliland oo ka kooban toddoba xubnood ayey shan ka mid ahi toddobaadkan madaxweyne Siilaanyo u gudbiyeen Dacwad ka...

Madaxweynaha Somaliland oo golaha wasiiradda ku amray inay ilaaliyaan oo dhawraan Nidaamka dawladnimo iyo...

Wuxuu faray Booliiska iyo wasaaradda Hawlaha Guud inay gaadiidka Dawladda ka furaan Nambarada shicibka ee ku xidhan Hargeysa(Waaheen) war-saxaafadeed ka soo baxay qasriga Madaxtooyadda ayaa...

Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Sharci darro (Qayral-Dastuuri) ku tilmaamay magaacista Guddida Culimadda

Hargeysa, ( Waaheen) — Waxaanu si kooban ugu hadlay magacaabista gudida culimada Somaliland  ee u magacaabay madax waynaha jamhuuriyada Somaliland . Gudoomiyha ururka qareenadu isaga oo warsaxaafadeedkiisan...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS