SIXIR BARARKU WAA SI KALE W/Q: Cali Nuux Ducaale

Tii oo aanay jirin cid inoo nasteex ah haday tahay Soomaaliya, Jabuuti iyo jaarka kale ayay hadana dawladeenu lugta ina qabatay oo nolasha wax an la xamili Karin ka dhigtay.

Markii dollarkii ahaan jiray 6500 slsh ay ka dhigtay 9500 Slsh iyo dheeraad, wax la iibsan karo ma jiro. Markaana nabadu waxay geli khalkhal. Madaxtooyada dadka jooga waxa ay u jeedaan lama garan karo. Somaliland kama doonayaan mustaqbal, waxay eedaynayaan ganacsatada laakiin waxay iska indho tirayaan in ganacsatadu ay horeba u jirtay e sixirbararka dad xakameeya ay jireen.

Nin sanyare la yidhaa ayaa wuxu ka yaabo yidhaa “waa si kale” imika arintan sixirbararka ee uu maamulku wado waa “waa si kale”.

Madaxweynaha xaalkiisu waa jaaw nabadgelyo inta hareera joogtaana way iska jaqayaan. Askarigii Riyaale haduu gartay xakamaynta sixirbararka dhaqaaleyahanka Siilaanyo siduu u garanwaayay waa si kale.

SIXIR BARARKU WAA SI KALE

W/Q: Cali Nuux Ducaale

Tell: 063-4176986

Filed in: Articles

You might like:

Daawo: Musharaxa Wadani Oo ka hadlay Natiijada Doorashada
Wasaarada Warfaafinta oo Xayiraadii ka qaaday Tv-ga Kalsan
Daawo: “Eryal Tv Waxaanu Leenahay Beenta aad sheegaysaa Biyo isaga dara” Afhayeenka Wadani
Daawo: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Arimaha Doorashadda
Daawo: Musharax Cirro oo ka Hadlay wixii ka soo baxay Kulankii Komishanka
Daawo: Komishanka Doorashooyinka oo ka hadlay shirkii labada cisho ee Hogaanka Waddani
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.