Wakiilka Somaliland ee Sweden oo warbixin ka soo saaray dadka u safraya Somaliland

0
119

0

xwk/slms/03-2017  Stockholm  2/6-2017

Ku: Dhamaan dhoofayaasha u socodaalaya Somaliland sannadkan.

 Ujeeddo,: Warbixin

Dhamaan dadka u socdaalaya Somaliland waxa aanu la socodsiinaynaa arimahan hoos ku qoran.

–         Dadka ku dhashay Somalia, Somaliland ee ay ugu qoran tahay baasaabooradooda waxa ay ka qaadanayaan Visa dal ku galka madaarada Somaliland.

–         Dhamaan dadka ku dhashay wadamada kale waa in ay ka qaataan wakiilada Somaliland ee ugu dhow visaha dal ku galka.

Sidaas awgeed dadka dananaynaya in ay u dhoofaan waxa ay la soo xidhiidhi karaan Madaxa Arimaha Bulshada  ahna sii haya xafiiska wakiilka Somaliland ee dalka Sweden Mudane Hussein Wadadyare.

 

Hussein Abyan                                                                                    Madaxa Arimaha Bulashada                                                                                  ahna kusimaha wakiilka Somaliland ee dalkan Sweden.

Somaliland Diplomatic Mission            Somalilands konsulat och visumhantering

Narvavägen 19                                        Domaregården 1
114 60 Stockholm                                    576 32 Sävsjö

Tel 070 777 05 03                                    Tel 0382-671 97

Mobile. 0700789340