Tacsi: Reer X Siciid oo Tacsi u diraya Hodan Yuusuf Aadan oo Hooyadeed ku geeriyootay Hargeysa

0
156

C/xakiin X Siciid, Shiine X Siciid, Maxamed X Siciid, Cismaan X Siciid iyo Hooyadood iyo dhamaan Reer X Siciid oo dhan isla markaana kala joogaha dalka gudihiisa iyo dibadiisa-ba waxay Tacsi u dirayaan Hodan  Yuusuf Aadan oo ay Hooyadeed Aamina Maxamuud maanta oo ay Taariikhdu tahay 25-5-2017 ku geeriyootay Hargeysa.

Dhamaan Reer X Siciid waxay ilaahay uga baryayaan Marxuumadda in uu janatul Fardaws aka waraabiyo Hodan-na Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aaamiin Aaamiin Aaamiin

Inaa lilaahi wa inaa illayhi raajicuun