Tacsi ku socota Hodan Yuusuf Aadan oo Hooyadeed Aamina maxamuud maanta ku geeriyootay Hargeysa

0
100

Dr: Axmed Xuseen Ciise, Dr: Xuseen Bulxan, Dr: Heebaan, Ibraahim Yey, Cali Cumar Xasan Guuleed, Ibraahim Ismaaciil, tacsssMaxamed Ismaaciil (Washigton) Cali Xasan Aadan,Maxamed Jaamac Badawi, C/casiis Jaamac Badawi, Maxamed Xaashi Maal, Chief Caaqil Axmed Aw Cali Shabeel, Xildhibaan C/kariim Aw Cali Shabeel, waxay Tacsi u dirayaan Hodan Yuusuf Aadan oo ay Hooyadeed Aamina Maxamuud maanta oo ay bishu tahay 25-5-2017, ku geeriyootay magaaladda Hargeysa.

Dhamaan dadkaasi waxay Marxuumadda ilaahay uga baryayaan in uu naxariistiisa jano ka waraabiyo inanteeda Hodan Yuusuf Aadan-na samir iyo Iimaan ka siiyo.

Innaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

 

Aamiin  Aamiin Aamiin