Jameecoweyn charity ayaa 25 qoys u qaybisay raashin si ay ugu afuraan bisha Ramadan

IMG-20170509-WA0016ururkan oo ah mid la sameey 13kii Jun 2016 kii ayaa noqday Mucjiso .Jameeco Weyn charity oo ah urur ay ku bahoobeen dadkii dibada iyo qurba jooga ah ee reer Jameecoweyn iyo weliba dadka kale ee asxaabtooda ah ee iyaga jecel si ay u gargaaraan dadkooda baahan ama jilicsan.muddo 10 bilood ahna ayey ku gaadhhen wax la taaban karo!

waxay u qoreen  lacag bil kasta 10 qoys in ka badan isla markaana ay Malcaamadda quraanka ku dareen in ka badan 40 arday  oo agoon u badan si ay u noqdaan xaafidul quraan.

maanta oo ah Maalin arbaca ahna waxay u qaybiyeen 25 qoys raashinkii ayku afuri lahaayeen bishan Ramadaan,taas ah arrin weyn oo lagu daydo..dadka ururkan ku jiraa wey ka duwan yihiin ururadda kale waayo waa dad meel ku soo wad koray isla markaana ah dad is wada jecel.IMG-20170524-WA0010 (1)

Jameecoweyn  charity  waxay ugu baaqayaan  shacabka reer somaliland iyo xukumadaba in ay gacan kala gaystaan dadkaa baahan ay u gargaarayaan.waxaanay gadaal idiinka soo sheegi doonaan meesha iyo sida aad wax ugu soo hagaajin doontaan isha allah.

IMG-20170524-WA0008.

Jameeco weyn charity waxay leeyihiin guddi ka kooban 11 qog oo leh gudoomiye,waxayna ku shaqeeyaan sharci iyo nidaam ay dhisteen.

Alle ayaa weyn

waaheen Media group

 

 

 

Filed in: Articles, Waaheen News

You might like:

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka
Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale
Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya
DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay
© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.