Daawo: Xisbiga Wadani oo ka hadlay Xuska 18-ka May

Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu kaga Hadley xuska maalinta 18 May

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu ka Hadley gudida uu Madaxweyne Siilanyo u saaray taakulenyta iyo uruurinta dhaqaale dib loogu kaabayo dadka ay abaaruhu ku dhufteen , waxaana uu afhayeenku ku baaqay in la sameeyo guddi madax banaan oo baadhis ku sameysa dhaqaalaha la soo uruuriyo

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Bogaadiyey Madaxwayneha Cusub Ee Somaliland
Daawo: Xisbiga Waddani Oo Aqbalay Natiijadii Doorashada Somaliland
Muuse Biixi Cabdi Oo Noqdey Madaxweynaha Shanaad Ee Somaliland Iyo Codadka Uu Helay
Daawo: Natiijada Doorashada Somaliland oo Lagu Dhawaaqay
Daawo: Musharaxa Wadani Oo ka hadlay Natiijada Doorashada
Wasaarada Warfaafinta oo Xayiraadii ka qaaday Tv-ga Kalsan
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.