Laba Qof oo ku dhintay Shil baabuur oo ka dhacay Buurta Sheekh

 

Dadka Shilka galay ayaa ahaa Arday dhigata Dugsiyada Sare Magaalada Burco.

 

12463612_883034211794784_1357255614_nSheekh (wAAHEEN) Alle Haw Naxaristee waxaa shalay Shilgaadhi oo ka Dhacay Afaafka  Hore Buurta Dowga Sheikh Waxa ku Geeriyoday Laba Ruux Oo Kala ah ikraan Cabdiqaadir iyo Mid ka mid ah Sawirqadayasha Magalada Burco Laguna Magacabo Cabdixakiim Stiffer.

Wararka naga soo gaadhaya Magalada Sheikh ayaa Sheegaya in maydadkii iyo Dhawaciiba yalaan Cisbitalka Magalada Sheikh.

 

Dhinaca Kale Qaar ka mid ah Dadkii ku dhaawacmay shilkaasi gaadhi ayaa dhawacodii Waxa loo Qaaday Magalada Burco si loogu Dabiibo Xaladooda Cafimaad ka dib Markii ay adeeg ka wayeen Cisbitalka Magalada Sheikh.

 

Dhalinyaradani waxaa ay ahaayeen Arday dhigata Dugsiyada Sare Magaalada Burco.

 

 

 

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka
Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale
Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya
DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay
© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.