Shir Jabuuti uga Furmay Waddamada Urur Gobolka IGAD iyo Somaliland oo ka Qaybgashay

IADMagaaladda Jabuuti Saaka Waxa ka Furmay Kulan Hawleed Soconaya Saddex Cisho Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Urur Goboleedka IGAD.

Kulankan Waxaa Lagu Lafo Gurayaa Sidii Wadamadda Ururkan Ku Jira Isaga Kaashan Lahaayeen Ka hortagidda .Kalluumeysiga Sharci daradda Ah Iyo Ilaalinta Kheyraadka Baddaha Somaliland .

Shirkan Waxaa uga Qeybgalay Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka badda Oo Ay Matalayeen Agaasimaha Guud Dr. Fu’aad C/salan X.Xasan Aden Iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Pro. Sam Omar Ghedi, Ciidanka Badda Somaliland. Oo Uu Matalayay Hogaanka Zaadka ee Ciidanka Badda, Cap. Khadar Mohamed

 

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.