Gudoomiye Ku-xigeenkii Ururka Now oo is Casishay

SADHargeysa(Waaheen) Gudoomiye Ku-xigeenkii ururka Haweenka Now Yurub Abiib Cabdi ayaa iska casishay Xilkii iyo Xubinimadii ay haweenka ee Now ay ka haysay, Marwo Yurub aya sidaasi ku sheegtay shir jaraa’id oo ay Hargeysa ku qabtay.

Marwo Yurub ayaa Su’aal in ay ka baxayso Xisbiga Kulmiye in kale. “Aniga oo ah Gudoomiye Ku-xigeenkii ururka Now, waxaan halkan ka cadeynayaa in aan iska casilay xilkii iyo xubimadii ururka haweenka ee Now”Ayey tidhi

Yurub Abiib oo la waydiiyey in Xisbiga Kulmiye ka baxayso in kale waxya tidhi. “Anigu Xisbiga kulmiye ayaan ahay  oo golaha  dhexe iyo gudida fulintaan ku jira, Kulmiye in aan ku jirayo in aan ka baxayo waraysiyada danbe ayaan ku sheegidoona.”Ayuu yidhi

 

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.