Qaar ka mid ah Dhawacyadii Ciidamada Puntland ee Galgala oo Hargeysa lagu Daaweyey

Puntland ayaa dhaqaale la’aani la soo daristay taasi oo keentay in ciidamadeeda iyo shaqaalaheedii ay siin kariwaydo mushaharaadkii.

 

 

galagala20141004Hargeysa (Waaheen) Warar xogogaal ah Wargeyska Waaheen helay ayaa sheegaya in dhawaan Magaalada Hargeysa la keenay qaar ka mid ah dhaawacyadii ciidamada Puntland ay ka dhaacaween maleeshiyada Daacish ee ka dagaalanta Buuraha Galgala.

Ragan dhawaca oo lagu daaweyey qaar ka mid ah Cisbitaalada Magaalada Hargeysa ku yaala ayaa la sheegay in ragaasi ay  Hargeysa keenen eheladii dadkaasi kuwaasi oo sheegay in Maamulkii Puntland ee ay u dagalamayeen ay daweynwaayeen taasina ay  ku kaliftay iyaga oo dad shacib ah in Hargeysa ku daweystaan.

Ragan la sheegay in ay ka tirsanayeen ciidamada Puntland ayaa asal ahaan ka soo jeedda Sanaag Barri  ee Somaliland, balse waxay ka tirsanaan jireen Ciidamada Puntland.

Puntland ayaa dhaqaale la’aan la soo daristay taasi oo keentay in ciidamadeeda iyo shaqaalaheedu ay siin kariwaydo mushaharaadkii.

 

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka
Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale
Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya
DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay
© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.