----
20 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Daily Archives: May 9, 2017

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Magacaabay Xog-hayaha Fulinta ee Gobolka Hawd

  Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha ee Somaliland Yasiin X. Maxamuud Xiiriye (Farato) ayaa Maanta Xog-hayaha Fulinta Gobolka Hawd u magacaabay Maxamed Faarax Sugaal.

Wasiiradii Gobolka Awdal oo Kaadhadkoodii Cod-bixintu Galaftay laba Jeer Qaadasho ay Sameeyen wakhtigii ay...

Wasiirada Waxbarashada, Boosaha, xidhiidhka Golayaasha iyo  Arrimaha Bulshada oo kadhadhkoodii lagu daray liiska dadka lab jeer is-diwaangaliyey iyo ceebtii ay sameyn oo ay kula...

Qaar ka mid ah Dhawacyadii Ciidamada Puntland ee Galgala oo Hargeysa lagu Daaweyey

Puntland ayaa dhaqaale la’aani la soo daristay taasi oo keentay in ciidamadeeda iyo shaqaalaheedii ay siin kariwaydo mushaharaadkii.     Hargeysa (Waaheen) Warar xogogaal ah Wargeyska Waaheen...

LOTTERY-gii Maraynka oo ay Sannadkan ay ku Guuleysteen Dhalinyaro Reer Somaliland

Bakhtiyaanasiibka lagu tago dalka Maraykanka ayaa Somaliland waxa ka Xareeyey in ka badan Hal Milyan oo Qof Hargeysa(Waaheen)  Waxa todobaadkii hore la soo saaray liiska...

Madaxweynaha Somaliland oo u socdaalaya Gobolka Saaxil iyo Wafti DP WORLD ka socda oo...

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la Filayaa in maalinta barri ah uu u baxo  magaalada Berbera, ujeedada Safarka madaxweynaha ayaa si...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS