Baabuurta Dadweynaha ee u Baxa Xaafadaha Xero Awar iyo Idaacada oo shaqo joojin sameyey

Booliska oo Jeelka ku guray dirawalintii ka cabanayey Sicir-bararka

ssddHargeysa(Waaheen) qaar ka mid ah basaska u kala baxa xaafada magaalada Hargeysa ayaa shalay sameyey shaqo joojin ka dib markii uu sameyey sicir-bararka ka jira dalku, dirawaliinta basaska u baxa xaafadaha Idaacada iyo Xero Awar ayaa sameyey shaqo joojin, waxaana la arkayey dadkii xaafadahaasi ku noola oo lugta miicin biday markii ay waayeen baabuur ay raacan. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xidh-xidhay qaar ka mid ah baslayaashii sameyey shaqo joojinta.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

DANJIRAHA INGIRIISKA OO BOOQDAY XARUNTA DHAQANKA EEHARGEYSA OO LAGU QABTAY BANDHIGA CAALAMIGA AH EE BUUGAAGTA
Daawo: Wasiirku xigeenka Dhaqan iyo Dalxiiska Oo Ceerigaabo lagu soo dhaweeyey
Xisbiga Kulmiye Oo Degmooyinka Cusub u bagacaabay Masuuliin Cusub
Ruushka oo sheegay inuu la heshiiyay qaar ka mid ah fallaagada Suuriya
Maxaabiis Itoobiya ay soo daysay oo Muqdisho gaadhay
Madaxii Booliiska gobolka Minnesota oo iscasishay
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.