----
20 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Daily Archives: May 8, 2017

Waddanka Finland Oo Laga Doortay Gabadhii Soomaaliyeed Ugu Horeysay Ee Xildhibaan Ka Noqota Magaalada...

Xabiiba Maxamuud Cali Kaahiye oo ah gabadh Dhallinyaro Soomaaliyeed sidoo kalena ku dhaqan dalka Finland, Xabiiba waa Siyaasiyad iyo xubin firfircoon oo u ololeeya...

Dalalka Galbeedka oo ka Naxay Masjid ay Qatar Ka Dhistay Sweden

Wargayska Preprat ee Dalka maraykanka ayaa warbixin ka sameeyey Masaajid ay dhowaan dawlada Qatar ka dhistay Magaalada Malmo ee Koonfurta Dalka Sweden oo ah wadan dadka...

“Saska Xukuumadda Siilaanyo iyo Xeeladda Xirsi Xaaji Cali” Qalinkii, Hussein-lucky

Xukuumadda Siilaanyo waa koox Garoon kubadeed ku jirta oo aan isla haysan, oo mid waliba geestii uu doono kubadda u laadayo, iyadoo tababrihii kooxduna...

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo 1,200,000 Dollar Ku Wareejisay Komishanka Doorashooyinka

Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Hawlaha Kaadh-Qaybinta Ee Dalka Ka Bilaabantay   Hargeysa( Waaheen) – Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa shalay Komishanka...

Wasiirka Madaxtooyada Oo Fariin U Diray Siyaasiyiinta Ku Dooda In Doorashada Madaxtooyadu Mar...

“kuwa ka war warsan ee leh kolba muddo ayaa la kordhinayaa waxaanu leenahay bishu hortiina ayey iman doontaa ee caloosha u sii daaya”Maxamud Xaashi   Hargeysa(Waaheen)...

Baabuurta Dadweynaha ee u Baxa Xaafadaha Xero Awar iyo Idaacada oo shaqo joojin sameyey

Booliska oo Jeelka ku guray dirawalintii ka cabanayey Sicir-bararka Hargeysa(Waaheen) qaar ka mid ah basaska u kala baxa xaafada magaalada Hargeysa ayaa shalay sameyey shaqo...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS