----
20 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Daily Archives: May 7, 2017

Hablihii Boko Xaraam soo daysay oo gaadhay caasimadda Nigeria ee Abuja

Af-hayeenka madaxweynaha Nigeria, Femi Adesina, ayaa bartiisa Twiterka ku qoray in 82 gabdhood oo kamid ah gabdhihi Boko Haram ay afuubatay 2014 ay haatan...

Xirsi oo Sheegay in Safar hore oo Caynabo ku tagay Qori lagu Qabtay, Maanta...

  Waxa uu ku eedeyey koox magac xukumada ku shaqeysta ay hagardaamooyin u maleegayaan dadka reer Caynabo   Hargeysa(Waaheen) Hogaamiyaha xisbiga Mucaaridka ee Waddani Xirsi Cali Xaaji...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Caddeeyey Dhabbada uu Doonayo Inuu ku Maamulo Somaliland

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka qaybgalay kulan ay haweenka Degmada Axmed-dhagax Taageero ugu Muujiyeen Xisbiga iyo murrashaxiintiisa Hargeysa ( Waaheen)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna...

Cabdiraxman Cirro oo Madaxweyne Silaanyo u Bandhigay Cabashooyin isbarkan oo ay Xukumadiisa ka qabaan

“Madaxweynaha waaxanu kala hadalnay in arimaha doorashada si dhaw looga wada tashado, garoonka lagu tartamayaana uu noqdo mid loo siman yahay”Murashax Cirro   Hargeysa(Waaheen) Murashaxa...

Madaxweyne Silaanyo oo Xilkii ka Qaaday Maareeyihii Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4734/052017, uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Maareeyaha Wakaaladda...

25 Qof Shil Baabuur ku galay xaafada Xero Awr ee Hargeysa

Hargeysa(Waaheen) Gaadhi bas oo ka soo rakaabsaday isdaanka basaska ee xero-awr ee magaalada hargaysa ayaa markii uu marayay dalcadda sarre ee...

Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay in aanay Aqoonsananayn Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Raysal-wasaaraha Itoobiya ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sidda uu u arko in waddankiisu aqoonsaddo Somaliland waxaanu sheegay in dalkiisu aanu aqoonsan doonin...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS