Madaarka Hargeysa oo laga Dhoofiyey 12 Hablood oo Qur-bajoog ahoo dhawaan ciidamadu soo qabteen.

 

arrival terminalHargeysa(Waaheen) Waxa shalay Galabtii madaarka cigaal ee Magaalada Hargeysa laga dhoofiyey 12 Hablood oo ka mid ahaa 19 Hablood oo dhawaan ciidamada Booliska Somaliland ka soo qabteen dugsi Boodhin ah oo wax lagu barijiray.

Hablahan shalay Diyaarada la saaraya ayaa loo kala diray 8Waddanka Ingiirska, 2Maraynka, 1 Kanada, 1  Waddanka Filland.

Hablahaan ayaa wax la socday oo ilaalinayey laba qof oo cadana ah.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

DANJIRAHA INGIRIISKA OO BOOQDAY XARUNTA DHAQANKA EEHARGEYSA OO LAGU QABTAY BANDHIGA CAALAMIGA AH EE BUUGAAGTA
Daawo: Wasiirku xigeenka Dhaqan iyo Dalxiiska Oo Ceerigaabo lagu soo dhaweeyey
Xisbiga Kulmiye Oo Degmooyinka Cusub u bagacaabay Masuuliin Cusub
Ruushka oo sheegay inuu la heshiiyay qaar ka mid ah fallaagada Suuriya
Maxaabiis Itoobiya ay soo daysay oo Muqdisho gaadhay
Madaxii Booliiska gobolka Minnesota oo iscasishay
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.