----
20 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Daily Archives: May 1, 2017

Booliiska oo galabta Suuqa sarrifka lacagaha qalaad ee Hargeysa ka qaatay lacag Somaliland lagu...

Hargeysa(Waaheen) Askar Booliis ah ayaa galabta Suuqa sarrifka lacagaha ee Hargeysa ka qaatay lacag Somaliland loogu talogalay in lagu sarrifo, kadib markii ay saraakiisha...

Hargeysa: Ciidamo Booliis ah iyo Ajaanib la socday oo xalay Iskuul Boodhin ah kala...

Hargeysa (Waaheen) warar ka soo baxaya qaar ka mid ah waalidiinta labaatan Hablood oo ay xalay ciidamo Booliis ahi kala baxeen iskuul kuwa la...

Daawo: Hargeysa oo laga xusay maalinta Shaqaalaha Adduunka

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=dzS1jyLv1yc&w=560&h=315]

“Qaldaneey Dareenlaay Danta Qiil U Waydaay” Saamiya Muuse

Siyaasada xisbiyada qaranku waa xadaarad ee maaha cadaawad, waa hormar ee maaha carqalad, waa dan guud ee maaha dan shakhsi, waa qaran dhis ee...

Muuse Biixi oo Safar deg deg ah ku tagay Itoobiya

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa  safar aan ujeedadiisa cadayn  kaga baxay magaalada Hargeysa isaga oo u dhoofay dalka...

Golaha Guurtida oo Xukumada ugu Baaqay in Awoodii Baanka Dhexe dib loogu celiyo, Soona...

  In Xukuumadu qorshayso goddoloolooyinka maamulka ee Goboladda Bari inta ka horaysa Doorashooyinka.   In xidhiidh sokeeye  lala yeesho wadamada jaarka ah lana kordhiyo xidhiidhka aynu la...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS