Ganacsatada Borama oo Maalintii labbaad Mudahaarado dhigaya

Ciidanka Booliska oo la tacaayala joojinta Mudaharaadaasi

BORAMAHargeysa(Waaheen) Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa maalintii labbaad waxa ka soconaya Mudaharaado lagaga soo horjeedo dawlada hoose ee Magaaladaasi.

Dadweynahan mudaharadayey ayaa ahaa ganacsatada yar yar ee iibiya Khudaarta, caanaha iyo waliba alaabooyinka yar yar, waxaanay sheegen in dawlada hoose ee Borama ku soo rogtay cashuur aad u badan oo aanay iska bixinkarayn, waxaanay sheegen in halkii markii hore laga qaadijiray Kun Shillin  imika lagu soo rogay in ay bixiyaan saddex Kun oo Shillin Somaliland ah.

Mudaharaadayaasha ayaa markii danbe waxay isku dhaceen cidiinka Booliska ee Borama halkaasi oo ciidaanku rasaas u adeegsadeen sidii ay u kala kaxay n lahayeen dadkaasi.

Dawlada Hoose ee Borama ayaa ka gaabsatay in ay ka hadasho cabashada ganacsatada yar yar.

Dadweynaha reer Borama ayaa waxa isku darsantay Cashuur barar iyo Sicir-barar.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

DANJIRAHA INGIRIISKA OO BOOQDAY XARUNTA DHAQANKA EEHARGEYSA OO LAGU QABTAY BANDHIGA CAALAMIGA AH EE BUUGAAGTA
Daawo: Wasiirku xigeenka Dhaqan iyo Dalxiiska Oo Ceerigaabo lagu soo dhaweeyey
Xisbiga Kulmiye Oo Degmooyinka Cusub u bagacaabay Masuuliin Cusub
Ruushka oo sheegay inuu la heshiiyay qaar ka mid ah fallaagada Suuriya
Maxaabiis Itoobiya ay soo daysay oo Muqdisho gaadhay
Madaxii Booliiska gobolka Minnesota oo iscasishay
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.