Muuse Biixi Oo Rajo Xumo Ka Muujiyey In Xisbiga Kulmiye Kaalinta Koowaad Kaga Soo Baxo Gobalada Maroodi-Jeex Iyo Togdheer Wakhtiga Doorashada

0
86

Hargeysa (Waaheen):- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu niyad xumo ka muujiyey in xisbiga Kulmiye kaalmaha koowaad kaga soo baxo labada gobol ee dadka ugu badani iska diwaangaliyeen ee Maroodi-Jeex Iyo Togdheer Gudoomiyaha ayaa taas bedelkiisa maanta afkiisa ka sheegay in xisbiga Kulmiye ku rajo weyn yahay in uu kaalama hore kaga soo baxo gobolada Sool iyo Awdal.<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/2WTz5usSSGo?ecver=1″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>sh