Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Beeniyey In uu Ku Baaqay In Ay Somaliland Weerarto Magaalada Buuhoodle

SAYLAHargeysa(Waaheen) Xildhibaan Saleeban Cali Koore ayaa waxaa uu si cad u beeniyey hadalo la sheegay in ay dhawaan ka soo yeedhen kuwaas oo la sheegay in uu xildhibaanku ku baaqay in Somaliland weerar u qaado magaalada Buuhoodle oo sidaasi kula wareegtoXildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in hadalkaasi ay weeciyeen dad uu sheegay in ay dan gaar ah leedahay .Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in hadalkaasi ay weeciyeen dad uu sheegay in ay dan gaar ah leedahay .

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka
Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale
Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya
DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay
© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.