Tolow Dawladaha An La Shaqeeyo Ma Anigaa Rida, Mise Kolba Halka Dawladi Ka Sii Dhaceyso Ayaa La ii Bedelaa? .

isisTolow Dawladaha An La Shaqeeyo Ma Anigaa Rida, Mise Kolba Halka Dawladi Ka Sii Dhaceyso Ayaa La ii Bedelaa?
.

1. Markaan shaqadeydii u horeysey ka bilaabey Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa January 1989 ee an shaqeynayey 2 sandood oo buuxa ayay dhacdey dawladii Soomaaliya iyo Siyaad Barre.

2. Hargeisa Ayaan imid 1991 markii an shaqada ku jirey 2 sanadood oo buuxa ayay dawladii Abdirahman Tuur dhacdey.

3. Ciraaq Ayaan tegey 2001, markii an 2 sanadood ka shaqeynayey ayay dhacdey dawladdii Saddam Hussein.

4. Yemen Ayaan tegey 2009, Iyana markaan 2 sanadood ka shaqeynayey ayay dhacdey dawladdii Ali Abdalla Salah.

Malaha Naaneys ayaaba iga raaci

Filed in: Articles, Radio Waaheen

You might like:

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka
Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale
Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya
DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay
© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.