Socod Dhoolatus Ah Oo Ay Sameyeen Wasiiradii La Magacaabey Iyo Raysal Wasaaraha Somaliya + Goobta Ay Ku Tageen Socodka Lugta Ah

wasii XAMHargeysa(Waaheen) Wasiiradii Maanta la magacaabey iyo raysal wasaaraha cusub ee dalka Somaliya Muddane Xassan Cali Khayre ayaa markii uu dhameeyey magacaabista waxaa ay sameyeen socod u muuqda in yahay mid dhoolatus ah Socodkan dhootuska u muuqdey ayaa waxaa uu Raysal wasaaruhu u soo jeediyey wasiiradiisa cusub in booqasho salaan ah ugu tagaan madaxweyne Farmaajo , waxaana xafiiska ku soo dhaweeyey wasiiradan iyo raysal wasaaraha madaxweynaha Somaliya isla markaana waxaa uu uu soo jeediyey dardaaran dhinacyo badan taabanaya

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Madaxweyne Siilaanyo Oo Laba Wasiiru-dawle Magacaabay
Iiiran: Gabadh Wariye ah oo ka soo dhex muuqatay Sawiro Diinta Lid ku ah oo la cambaareeyey
UK oo 2040-ka laga mamnuucayo gawaadhida cusub ee ku shaqeeya shidaalka
Senate-ka Mareykanka oo ka doodaya laalidda adeegga caafimaadka Obamacare
Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Ee Gobolka Togdheer
Shirkadda Adobe oo khadka ka saaraysa barnaamijka Flash Player
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.