“HUNGURI WADKII MA ARKO”Ibraahin maxamed Muuse

ibraahinSiyaad bare wuu diiday inuu bacaadkii shalan bood lacag loogu bedelo wuxuuna u arkaayay markaa uu diidaayay inay tahay khiyaano qaran . Ragii ka danbeeyay saw barrigii iyo badiiba ma iibin .
Bal is waydii halka loo socdo , ma sidaasay dani inoogu jirtaa hadaan soomaali nahay ?
Malaha waxaan moodaynaa inuu horu marku yahay in ilmaheenu adoomo u noqdaan gumaysi madaw iyo gaal aan kuu arxamayn .
Fadhigaa fadhi ha looga noqdo hana la xisaabtamo .
Waxaanan u malaynayaa kolka inay dhamaatay wakhtigii uu talinaayay jaahil ku tababartay qabyaalad iyo kala qoqob . Waxaana la gaadhay xiligii dhalinyarada aqoonta leh lana tartami doonaan hiigsana doonaan wadamada horuu maray . Alloow kolka daalaye kuwaa aan u garba duubanahay naga xoree .

Filed in: Articles, Radio Waaheen

You might like:

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka
Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale
Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya
DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay
© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.