HUNGURI WADKII MA ARKO

Siyaad bare wuu diiday inuu bacaadkii shalan bood lacag loogu bedelo wuxuuna u arkaayay markaa uu diidaayay inay tahay khiyaano qaran . Ragii ka danbeeyay saw barrigii iyo badiiba ma iibin .
Bal is waydii halka loo socdo , ma sidaasay dani inoogu jirtaa hadaan soomaali nahay ?
Malaha waxaan moodaynaa inuu horu marku yahay in ilmaheenu adoomo u noqdaan gumaysi madaw iyo gaal aan kuu arxamayn .
Fadhigaa fadhi ha looga noqdo hana la xisaabtamo .
Waxaanan u malaynayaa kolka inay dhamaatay wakhtigii uu talinaayay jaahil ku tababartay qabyaalad iyo kala qoqob . Waxaana la gaadhay xiligii dhalinyarada aqoonta leh lana tartami doonaan hiigsana doonaan wadamada horuu maray . Alloow kolka daalaye kuwaa aan u garba duubanahay naga xoree .

Filed in: Articles

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.