Daawo: Kulmiye oo Khilaaf qarka u saaran

Hargeysa (Waaheen):- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa waxaa uu qarka u saaran yahay in mar labaad uu qaraxii ugu weynaa ka dhex dilaac isla markaana uu sameyn ku yeesho

Qaraxan laga cabsi qabo ayaa waxaa uu yahay mid ku saleysan cida majaraha qaban doonta gudoomiyaha xisbigaas Muuse Dabadii taas oo ay ku loolamaan Wasiir Maxamuud Xaashi iyo  Korneel l Maxamed Kaahin oo iminka ah gudoomiye ku xigeenka xisbigaas

 

Waxaaan guud ahaan Somaliland laga dareemay loolanka iyo guuxa kursigaas gaar ahaan magaalada Burco oo ay siyaasiyiintan loolanku ka dhex curtey ay ka soo jeedaan

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.