“Maalintii Goluhu Uu Ansixiyey Saldhigii Millitari Si Buu Ahaa,Bulshada Waxaan Kula Talinayaa Saddex Xaalo…”Xildhibaan Siciid C.Rooble

SICIIDXHargeysa-(Waaheen)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka mid ah saraakiisha sar-sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI

oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay ansixintii shalay ay sameeyeen golaha wakiilada Somaliland ee ku saabsanaa wada hadalada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo.

Waxaana uu xildhibaan Siciid Cilmi Rooble sheegay in aanay jirin cid lagu aaminayo qaranimada Somaliland,isaga oo sidoo kalena carrabka ku dhuftay in haddii xaalku sidan kusii socdo ay Somaliland qaranimadeedu halis galayso.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.