Badhasaabadii Ingiriiska ee soo Maray Soomaalilaan 1884 ilaa 1960 W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
123

 

       Magaca                                                                               Muddada

ü  Frederick Hunter…………………………………………………………………1884…..1888

ü  Edward V. Stace…………………………………………………………………..1889…….1893

ü  Charles W. H. Sealy……………………………………………………………….1893…….1896

ü  William B. Ferris……………………………………………………………………1896……1897

ü  Jemes H. Sadler……………………………………………………………………..1897……1901

ü  Eric J. E. Swayne……………………………………………………………………..1902……1905

ü  Harry S. Cordeaux…………………………………………………………………..1905…..1910

ü  William H. Manning…………………………………………………………………1910…..1911

ü  Horace A. Byatt………………………………………………………………………1911….1914

ü  Geoffrey F. Archer……………………………………………………………………1914…1922

ü  Gerald H. Summers……………………………………………………………………1922….1926

ü  Harold Kitermaster…………………………………………………………………….1926…..1932

ü  Arthur S. Lawrance……………………………………………………………………1932….1939

ü  Vincent G. Glenday……………………………………………………………………1939….1941

ü  Gerald R. Chater………………………………………………………………………….1941….1943

ü  Gerald F. Fisher……………………………………………………………………………1943….1948

ü  Gerald Reece………………………………………………………………………………1948…1954

ü  Theodore O. Pike…………………………………………………………………………1954….1959

ü  Douglas B. Hall……………………………………………………………………………….1959….1960

F.G: Frederick Hunter..1884…1888 wuxuu ahaa ninkii heshiiska la saxeexday Beelihii reer Somaliland, ee Xeebaha Deganaa.

               HESHIISYADII INGRIISKA IYO OdAYAASHA REER SOMALILAND:

  • Inaan marna la bixin Karin , lana iibin Karin , lana kirayn Karin loona ogolaan Karin cid kale oo qabsata. Dawladda ingriiska aanay dhulkan dadkani degi Karin .
  • Waxaa loo ogolaaday dhamaan maraakiibta wadata calanka ingiriiska inay ka ganacsan karaan xeeebaha somalkiland.
  • Dhamaan dadka uu ingriisku u taliyo ee ku nool ama soo booqda dhulka qabiilkan degan yahay waxay helayaan nabadgalyo buuxda iyo ilaalin.
  • In si buuxda loo joojiyo ganacsiga adoomaha la soo marinayo dhamaan dhulka Somaliland.
  • Dawlada ingiriisku waxay awood u leedahay inay magacawdo  wakiil u fadhiya dhulka somaliland waxaana loola dhaqmi  hab xishmo tixgalin  . inaan heshiis lala galin Karin  dawlad shisheeya ah .

Gerald T. Fisher…..1943….1948 waxa loogu magac-daray dugisga Sh. Bashiir Hargaysa, oo wakhtigaasi la dhisay, ayaa la odhan jiray Fisher.

Gerald Reece……1948…1954 waxa loogu magac-daray dugisga Reece Hargaysa oo wakhtigaasi la dhisay.

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, Qoraa ah.

Haragaysa, Soomaalilaan.  

calicoomay@hotmail.com

 

Tixraac:

Cabdiqadir Aroma, AHN……………………….Hadimadii Gumeysiga 2005